Madaxweyne Deni oo Amray in la joojiyo iibinta Buugaagta Manhajka Dugsiyada sare ee Puntland

Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Amar Madaxweyne ku joojiyay in la iibiyo buugaagta Manhajka Waxbarashada dusgiyada sare ee Puntland, inta dib loo eegayo si loo saxo khaladaadka jira hadda. Madaxweynaha ayaa faray Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowlad goboleedka Puntland, in la fuliyo amarkan laga billaabo maanta 13 August 2022 illaa … Continue reading Madaxweyne Deni oo Amray in la joojiyo iibinta Buugaagta Manhajka Dugsiyada sare ee Puntland